(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni & danjire Mr. Qin Jian

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaaran oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Qin Jian. Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dowladda Puntland. Kulanka kadib Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si wadajira uga warbixiyey … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni & danjire Mr. Qin Jian